Madax weynaha dowlada federalka Soomaaliya mudane Mohamed Abdullahi Farmajo ayaa warqad dag dag ah u qoray gudoonka labada aqal ee baarlamanka soomaaliya isagoo ka codsaday in si dag dag ah ay isagu yimaadaan shir dag dag ah oo looga wada hadlo xaalada soomaliya waxana la aminsan yahay in madax weynaha uu ku baaqay in wadanka la geliyo xaalad dagaal oo dag dag ah si loo soo celiyo amniga wadanka.
Comments
Post a Comment