Maamul Goboledyada Wadanka Kajira Ayaa Fariin Qoraaled Soo Saareen

Warqad qoraal ay soo saareen golaha iskaashiga ay ku midobeen maamul goboledyada dalka ka jira Ayaa waxey cambaareyn dusha kaga tuuren dowlada federalka Soomaaliya iyago ku eedeyay in Dowlada ay ka gaabisay amniga magaalada muqdisho weliba waxe xuseen in dowlada ay ku Mashqulsan tahay howlo kale ee aan loo joogin sida in ay qalalaase ka dhex abuurayaan maamulada Dalka haatan ka jira.

Golaha ay ku mideesan yihiin maamulada dalka ka jira ayaa sidoo kale ku dhawaaqay in si dag dag Ah ay isugu yimaadaan si loo qabto kulan wada tashi ah oo looga arinsanayo ayaaha dalka iyo halka Ay ka istaagayan ka maamul goboleed ahaan.
Hadaba waa kanaa qodobadii lagu soo daabacay warqada kasoo baxday golaha iskaashiga maamul Goboledyada.











Comments