madax weynaha maamul goboleeedka Puntland ayaa sheegay in dowlada Federalka ay ka taliso magaalada muqdisho oo kaliya aysan ka talin magaalo kale waxuuna sheegay in maamul goboledyada ay ka taliyaan inta kale ee wadanka.hadalkan Gaas ayaa kusoo beegmaya xili urur ay ku mideesan yihiin maamul goboleedyada uu dhaliil dusha kaga tuuray maamulka dowlada federal ee Soomaaliya.Gaas ayaa sheegay in dowlada aysan kawarheyn goobaha kale ee dhulka soomalida laakin hadalkan beryahan iska soo daba dhacaya ayaa sheegaya in maamul goboleedyada qalqal siyaasadeed ku wadaan dowlada Federalka
Comments
Post a Comment