Ronaldo Oo Xalay Dhaliyay Goolkii 500aad Ee Real Madrid Ee Champions League.





Real Madrid ayaa jebisay rikoor cusub ka dib markii ay noqotay

kooxdii ugu horeysay ee 500 gool ka dhaliso Champions League,

hadda waxa ay dhalisay 503 gool.

sidoo kale waxaa kusoo xiga, Barcelona oo dhalisay 459,

Bayern Munich 415,

iyo Manchester United 350.

Hogaamiyaha gool dhalinta Real Madrid Cristiano Ronaldo kaasii oo dhaliyay 90 gool,
Xiddiga Xulka Portugal wuxuu ka sareeya xiddigaha Raul oo 66 dhaliyay iyo Benzema oo 39 dhaliyay.

Comments