Real Madrid Oo Ku Guuleysatay koobka Champions League, Waana markeedii 12aad.







Real Madrid ayaa xalay hanatay koobka Champions League ka dib markii ay 4-1 ay ku xaaqday kooxda Juventus.


Real ayaa noqotay kooxdii ugu horeysay ee difaacata koobka.


Ronaldo ayaa xalay taariikh dhigay, isagoona labo gool ka dhaliyay Buffon.


halka labada gool kale ay kala qeybsadeen Casemiro iyo Asensio.

Comments