Haddii Karim Benzema Uu Ka Tago Kooxda Real Madrid, Yaa Bedali Doona Ma Aguero Mise…..






Maamulka Real Madrid ay diyaar u ah inay dalabyo u helaan Karim Benzema
hadii uu ka tago kooxda Real Madrid.


Florentino Perez iyo tababare Zinedine Zidane ay doonaya inay weeraryahanka
reer France uu sii joogo kooxda, Benzema ayaa ka fikiraya imika qorshihiisa ku aadan xagaaga.



maamulka Real ayaa ka digtoon inay u dhaqaaqan saxiixa weeraryahan cusub.


Pierre-Emerick Aubameyang (Borussia Dortmund) iyo Paulo Dybala (Juventus)
ayee ka fekirayaan kooxda Los Blancos inay u dhaqaaqdo, sidoo kale Robert Lewandowski
ayee muddo dheer ku dawa joogtay.


Florentino Perez ayaa muddo dheer doonayay Weeraryahanka Bayern Munich,
wuxuuna aad aga fiirsanaya inuu u dhaqaaqo saxiixa weeraryahan.


Si kastaba ha ahaatee, wax walba waxay ku xirnaan doontaa Benzema
iyo haddii uu doorto inuu ka tago xagaagan.

Comments