DAAWO: Cristiano Ronaldo Oo Weli Qoob Ka Ciyaar Iyo Damaashaad Ku Jira



Haddii ay Real Madrid ku soo dabaal degtay Cardiff misane ay xaflad wayn ku dhigatay Bernabeu kaddib markii ay ku guuleysatay Champions League markeedii 12-aad, Ronaldo isagu weli ma uusan joojin dabaashaadka iyo qoob ka ciyaarka.
Muuqaal hore leh uu soo dhigay boggiisa Instagram ayaa waxaa ka muuqanaya Ronaldo oo qoob ka ciyaar ku dhex sameynaya diyaarad gaar ah ay saarnaayeen saaxiibtiisa iyo asxaabtiisa.

Halkan hoose Ka Daawo:
http://video.dailymail.co.uk/video/mol/2017/06/05/1523120694196549022/640x360_MP4_1523120694196549022.mp4

Comments